Deni oo todoobaadyo ka dib ka soo laabtay safar dibeda ah & Qaliino uu maray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo oo labo todobaad safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa, gaar ahaan wadamada Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha waxaa soo dhoweeyey, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka, Ahna Ku-simaha Guddoomiyaha … Continue reading Deni oo todoobaadyo ka dib ka soo laabtay safar dibeda ah & Qaliino uu maray (Sawirro)